Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos10285
Banadir-city.com7769
Banadir24.com6692
Bclub19.com8042
Dayniile.com10436
Hamarey.com12361
Jowhar.com9485
Laasqoray.org4200
Markacadey.net12189
Somali Music9940
Somali411.com10107
Somalifans.net9147
Somvid.com9372
Webld.net7368
Users Online
Guests Online: 18

Members Online: 0

Total Members: 788
Newest Member: Aar






Iska horimaad beeleed dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Sh/hoose.
Iska ka horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac dad rayid ah oo u dhaxeeyey labo beelood ayaa waxa uu ka dhacy deegaanka Daharaha ee qiyaastii 30 KM u jirta degmada Walanweyn ee gobolka Sh/Hoose.


Wararka ayaa sheegaya in dagaalka qasaarahiisa uu garayo hal ruux oo dhimasho ah iyo dhaawaca tiro kale oo ahaa dhinacyadii shalay galab dagaalka uu dhaxmaray, waxaana la sheegay in dagaalka uu ahaa mid qaatay ku dhowaad halsaac.

Ciidamada amaanka maamulka magaalada Walanweyn ee gobolka Sh/Hoose ayaa ku baxay iska horimaadkaasi, waxaana la sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen qaar ka mid ah meleshiyo beeleedkii dagaalamay.

Dagaano badan oo ka mid ah gobolka Sh/Hoose ayaa waxaa baryahaani hareyey dagaalada iyo dilalka aargoosga ah ee dhaxmaray qaar ka mid ah beelaha dega gobolkaasi.




Safiir on February 08 2010 05:28:47 · 0 Comments · 116 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
579 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
590 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12942 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
958 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
579 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
595 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
438 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2431 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
2066 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1388 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1470 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1381 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1643 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1454 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
1115 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats