Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos10313
Banadir-city.com7782
Banadir24.com6703
Bclub19.com8065
Dayniile.com10450
Hamarey.com12382
Jowhar.com9503
Laasqoray.org4214
Markacadey.net12214
Somali Music9965
Somali411.com10117
Somalifans.net9158
Somvid.com9381
Webld.net7380
Users Online
Guests Online: 12

Members Online: 0

Total Members: 788
Newest Member: Aar






Gen: Galaal : "Ciidamadan waayo aragnimo dheeraad ah ayay ka qaateen sida la isaga difaaco nimankaas dadka gaaleeysiinaya”
Gen. Maxamed Nuur Galaal oo maalmahan booqasho ku joogay GobolkaGalgaduud ayaa markii u horeysay ka warbixiysay socdaalka isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay ku joogaan. Gen. Galaal ayaa sheegay inuu u yimid gobolka Galgaduud sidii uu ukomeeri lahaa xaalada dadka, isla markaana qiimeyn ugu sameyn lahaanabadgelyada gobolka oo uu sheegay in wax weyn laga qabtay.

Isagoo suxufiyiinta kula hadlayay degmada Guriceel ayaa Genanku waxaauu ugu horeyn ku tilmaamay imaanshihiisa gobolka muddo sanado kadibinuu ugu hambalyeeyo Culumaa'udiinka Ahlusuna guusha ay ka gaareendhinacyada ka soo horjeeda sida uu hadalka u dhigay.

"Waxaan u nimid inaan u hambalyeyno dadka iyo Culumaa'udiinka Ahlusunaguusha ay ka gaareen, nimankaas magacyada badan ee dadka leynaya oogaaleysanaya"ayuu yiri Gen. Galaal oo sheegay inuu diyaar u yahay inuuqibrad xaga ciidamada uu siiyo Xoogaga Ahlusuna Wal-jameeca.

Gen. Galaal ayaa xusay in ciidamada Ahlusuna ay noqdeen kuwo waayoaragnimo ka qaaday la dagaalanka kooxaha shaarka diimeed huwan, isagooxusay in haatan diyaar u yahay inuu ku biiriyo qibrado dheeraad ah siay isaga caabiyaan hadii mar kale duulaan lagu soo qaado.

"Horta Ciidamadan waayo aragnimo dheeraad ah ayay ka qaateen sida la isaga difaaco nimankaas, hase ahaatee inta aan ka waayo aragsanahay,waxaan diyaar u yahay inaan qibrad dheeraad ah siiyo"ayuu yiri Gen.Galaal oo ugu baaqay culumaa'udiinka Ahlusuna in maamulo heer degmo umagacaabaan deegaanada ay maamulaan.

Mar uu ka hadlay kulamo uu kula qaatay magaalada Guriceel odayaashadhaqanka ayuu sheegay inuu kala hadlay sidii la isaga kaashan lahaanabadgelyada, isla markaana meel looga soo wada jeesan lahaa, kooxahafirqooyinka iyo manaahijta ay wataan sida uu yiri.

Gen. Galaal ayaa sheegay inuu booqanayo deegaanada Ahlusuna ay kataliso, isagoo bogaadiyay ammaanka iyo kala dambeynta ka jirta gobolkaGalgaduud oo sanadihii la soo dhaafay aanay ka jirin, waxaana uu ugubaaqay bulshada gobolka in ka shaqeeyaan midnimadooda iyonabadgelyada.

Maalmihii u dambeeyay ayaa si aad ah waxaa loo hadal hayay booqashoaan horay loo sii shaacin oo Gen. Maxamed Nuur Galaal ku tagay gobolkaGalgaduud, kaasoo dadka qaar ku tilmaameen mid Culumaa'udiinkaAhlusuna oo ka mid ah garabyada awooda ku leh siyaasada soomaaliya kudoonayo inuu khibrad xaga ciidamada uu u siiyo howl galka ay kulajiraan kooxaha Shabaabka iyo Xizbul Islaam




Safiir on February 07 2010 11:58:21 · 1 Comment · 193 Reads · Print
Comments
#1 | AWRAAGE on February 09 2010 21:11:48
UGU HOREYNTII JEN.GALAL WAA NIN DA,AH KHAATUMANA JOOGA MANA AAN KU AQOON NIN QARAN DUMIS AH.ARIN LALA YAABO MIYAANEY AHEYN IN ETOPIA EY ADEEGSATO ISAGA OO SDEETAN JIR KU DHAW.JANANKU KA FIIRSADO HAWSHA UU KU JIRO INTA AANU KA QOOMAMEYN WAAYO SI HAWL YAR EY CAATIFIYAD KU JIRTO AYAA LOO SOO XERA GALIYAY OO AH AL.SHABAAB AYAA FARA BAAS NAGU HAYA HADII AAN NAHAY REER QANSAX EE NAGA SOO GAAR.JANANKA LABA DARIIQ AYAA U FURAN IN UU TAGO XAMAR KANA DAAFACO KHAWARIJTA KU SOO DUUSHAY DALKA OO DHAN UUNA KU GOOBIN GURI CEEL OO KALI AH AMA QURBAHA AAD KU NOOLEYD SIDA KEYNYA IYO JABUTI KU NOQO.AHLO SUNNA WAXEY DABADA KU SIDTAA QABIIL IYO ADEEGIN DANA SHISHEEYE OO AAN CIDNA KA QAR SOONEYN OO LA WADA OGYAHAY.QABIILNA QARAN MA NOQDO HAWIYE AYAA SHEEGTO FARA BADNAAN MANA NOQON KARO QARAN EE SIDEBUU CEYR OO AH REERKA AAD KA SOO JEEDO UU CAQLIGA KAAGA XADI KARAA KAAGAN DHAADHICN KARAA IN GURI CEEL AAD WAX KU NOQONEYSID.JANERAALOW WXIXII AAD SOMALI KA WEYDID U MALEYN MAAYO GURI CEEL KA HELEYSID EE KHATUMO XUMI HA KU DHIMAN.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
620 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
616 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12982 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
986 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
591 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
616 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
447 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2459 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
2069 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1417 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1480 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1400 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1654 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1489 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
1125 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats