Masuul ka tirsan Xisbul Islaam oo sheegay in isdaba marin lagu sameey lacago gaadiileey ay ka uruuriyeen.
Masuul ka tirsan ururka Xisbul Islaam ahna islamarkaana madax u ahaa gidga dib u dhiska wadada isku xirta degmada Afooye ee gobolka Sh/hoose iyo magaalada Muqdisho ayaa ku eedeey gudiga uu madaxa u yahay ee Xisbul Islaam in ay lunsadeen qarashaadkii logu talagalay in wadada lagu dayactiro.
Dagaal ka dhacay Dhoobleey iyo xiisad wali ka taagan deegaankaasi
Xiisad u dhaxeeysa ciidamada Xisbul Islaam ee uu hogaamiye Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Xarakada Al Shabaab ayaa lagu soo warmayaa in manta ay ka taagan tahay degamada Dhoobleey ee gobolka Jubada Hoose.
Wasiirka Garsoorka C/raxmaan Janaqoow oo eedeeyey Radiyaha Bar-kulan.
Wasiirka Garsoorka iyo cadaalada Shiikh C/raxmaan Maxamuud Faarax (Janaqow) ayaa si kulul u weeraray sharciyada xilligan Idaacad dhowaan ay maal gelisay Qaramada Midoobey, isla markaana afka Soomaaliga ku hadasha, taasoo dhowaan laga hirgeliyay magaalada Nairobi.
Abuu Mansuur” Muuse Suudi, Qanyare iyo Bashiir Raage dagaalkii lala galay Jihaad ayuu ahaa ee aanu gaalo joogin kan Shariif oo gaalo watana Jihaad maahe.”
Sheekh Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur ayaa ku eedeeyey culumada Soomaaliyeed qaar in ay labo wajiile yihiin ka dib markii uu sheegay in culumo horay u sheegaty in uu jihaad ka jiro dalka Soomaaliya haddana ka soo horjeestay Jihaadka ka socda Dalka Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay.
Sheekh Cumar Baaruud “culumada waxaa ay isku raacday in dowlada Shariif ay tahay mid Islaami ah loona baahanyahay in la adheeco.
Sheekh Cumar Baaruud oo ka mid ah culumaa’udiinka Soomaaliyeed oo sid aadka ah looga yaqaano dalka Soomaaliya oo ka mid ahaa Culumadii Soomaliyeed oo ka qeyb gashay kulankii ka dhacay dhowaan Dubai oo xalay lahadlay warbaahinta Muqdisho ayaa ka hadlay natiijadii ka soo bacday kulanka.
Milkiilaaasha oo Kaamamka Barakacayaasha oo kala aryey dadka Barakacayasha ah ka dib markii WFP laga joojiyye howlaheedii.
Milkiilayaasha Kaamamka dadka barakacayaasha ah ee ku yaala inta u dhaxeeysa magaalada Muqdisho iyo Degmda Afgooye ee gobolka Sh.Hoose ayaa biloobay in xeryaha baakacayaasha ah ee ay horay u dajiyeen dadka ku amaraan in ay ka guuraan.
Sarkaal ka tirsan Al shabaab oo xalay Kismaayo lagu toogtay.
Taliye ciidamada Xisbada ee Degmada Dhoobleey u Qaabilsanaaa xarakada Al Shabaab ayaa xalay kooxo xubeeysan waxa ay ku tooogteen gudaha magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubadda Hoose.
Abuu Mansuur “ Mijaahidiinta Hadii uu qalad ka dhaco haloo duqaato”
Sheekh Muqtaar Rooboow Cali Abuuu Mansuur oo ah hogaamiyaha Labaad ee Xarakada Al Shabaab oo manta boqlaal dadweynaha salaadii Jimcaha ka dib kula hadalay Masaajidka Nasrudiin ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay jiraam gafaf ka dhacay Islaamiyiinta waxa uuna dadka ugu baaqay in ay u dulaataan.
Somali man facing deportation disappears
A Somali man, who was ordered deported from Canada because of his criminal past, appears to have gone underground and is currently wanted on a Canada-wide warrant.
Somali pirates release hijacked vessel after encountering Italian warship
Somali pirates abandoned a hijacked Iranian vessel and set its 19-man crew free Thursday after encountering an Italian warship just off the coast of Somalia, NATO said.
Young, angry & radicalized; The Canadian connection; 150,000 ethnic Somalis are living here
TORONTO - Somalia has long been one of Canada's top sources of refugees. Between 1989 and 2006, it ranked fourth after Sri Lanka, Pakistan and China.
| Latest Active Forum Threads |
|